Lacagta aad ku bixineysaa waxay kuxirantahay wadanka koontadaada laga diwaangashey. Tusaale ahaan, haddii koontadaadu ka diiwaangashan tahay Boqortooyada Midowday (UK) waxaad awood u yeelan doontaa inaad ku bixiso lacagta Ingiriiska (British Pound) (GBP).