Lacagtaadu waxay ku jirtaa gacmaha aaminka ah ee 'TalkRemit'. Qalabkayaga lacag bixinta ayaa buuxiyo heerarka waafaqsanaanta PCI-DSS, sidaa darteed, faahfaahinta kaarkaaga bixinta ayaa la ilaaliyaa, halka nidaamkeena lagu shaqeynayo iyadoo la adeegsanayo sirta SSL-ga ah iyo firewalls-ka si loo hubiyo in macluumaadkaaga si badbaado leh loo gudbiyo. 

TalkRemit waa hay'ad maaliyadeed oo si buuxda u sharciyeeysan, waxaana maamusho Maamulka Dhaqanka Dhaqaalaha (FCA) ee Boqortooyada Midowday (UK). 

Waxaan kaliya iskaashi la leenahay shirkadaha xawaaladaha sida wanaagsan loogu aaminay, sida Dahabshiil, oo adeegyo xawaalado ka waday Afrika muddo 40 sano ka badan. Sidokale, dhammaan wareejinta ay la gasho shirkadda 'TalkRemit' waxaa laga bixiyaa dammaanad 100% dib-u-celin lacageed ah, taasoo ku siinaysa xasilloonida xaga qalbiga.