Haddii dukumentigaaga aan la aqbalin, waxaa suurta gal ah in mid ka mid ah arimaha hoos ku qoran ay dhaceen:


  • Dukumentiga lama akhriyi karo iyadoo ay ugu wacan tahay iskaanka ama sawirka oo tayo hooseeya.
  • Dukumenti khaldan ayaa lasoosaaray, tusaalo ahaan caddaynta cinwaanka halkii caddayn aqoonsiga· 
  • Dukumenti aan dhameystirneyn oo lasoo galiyo, tusaale ahaan, kaliya dhinaca hore ee kaarka aqoonsiga ayaa lasoo saaray laakiin dhinaca dambe ayaa maqan.
  • Dukumentiga oo waqtigiisu dhacay.
  • Magaca, cinwaanka iyo / ama taariikhda dhalashada oo ka duwan kuwii marka hore aad isku diiwaan galisay.