Si aad u bilowdo isdiiwaan galinta, booqo websaydhka ah www.talkremit.com ama soo degso aappkeena mobilada.

Gali lambarkaaga moobiilka, emaylkaaga iyo eraygaaga sirta ah.

Waxaan kuu soo diri doonaa farriin qoraal ah, oo leh koodhka, si aan u xaqiijin karno lambarkaaga moobaylka.

Waxaad markaa u baahan doontaa inaad bixiso magacaaga oo buuxa, cinwaankaaga, taariikhda dhalashadaada iyo ujeeddada akaawnkaaga.

Haddii aan xaqiijin karin weyno macluumaadkaaga waxaan samayn doonnaa baaritaano dheeri ah. Waxaa laga yaabaa inaan u baahanno sawirka aqoonsigaaga iyo sawirkaaga adiga si aan kuu xaqiijinno. Bixinta macluumaadka saxda ah waxay naga caawin doontaa inaan socodsiinno wareejintaada si dhakhso badan oo aamin ah.