Jawaabta oo kooban waa "Maya".

Si aad ugu dirto qof isticmaalaya lacagta moobiilka, qaatahaagu waa inuu ka diiwaangashan yahay adeegga lacagta ee mobilada ee aad dooratay. Wadamo badan oo lacagta mobilada caan ku ah waxaa jiri kara shabakado oo kala duwan waxaadna u baahan doontaa inaad hubiso kan adeega saxda ah ee ku habboon qaatahaaga.